Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 24:17-18

BAXNIINTII 24:17-18 SOM08

Oo muuqashada ammaantii Rabbigu waxay reer binu Israa'iil ula ekayd sidii dab wax gubaya buurta dusheeda. Markaasaa Muuse wuxuu galay daruurtii dhexdeeda, oo buurtuu fuulay; oo Muuse wuxuu buurtii fuushanaa afartan maalmood iyo afartan habeen.

Video per BAXNIINTII 24:17-18

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 24:17-18