Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 21:23-25

BAXNIINTII 21:23-25 SOM08

Laakiinse haddii dhib kale dhacdo, waa inaad naf naf u dishaa, oo waa inaad il il u riddaa, iligna ilig u riddaa, gacanna gacan u gooysaa, cagna cag u gooysaa, oo kii wax guba, gub, kii wax dhaawacana, dhaawac, kii wax karbaashana, karbaash.

Video per BAXNIINTII 21:23-25