Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 20:4-5

BAXNIINTII 20:4-5 SOM08

Waa inaanad samaysan sanam xardhan, ama wax u eg waxa samada sare jira, ama waxa dhulka hoose jira, ama waxa biyaha dhulka ka hooseeya ku jira. Waa inaanad iyaga u sujuudin, ama u adeegin, waayo, aniga oo ah Rabbiga Ilaahaaga ah waxaan ahay Ilaah masayr ah, oo xumaantii awowayaasha waxaan soo gaadhsiinayaa carruurtooda tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraad oo kuwa i neceb

Video per BAXNIINTII 20:4-5

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 20:4-5