Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 2:5

BAXNIINTII 2:5 SOM08

Markaasaa gabadhii Fircoon webiga timid inay ku maydhato. Gabdhihii addoommada u ahaana waxay socdeen webigii dhinaciisa. Markaasay iyadu waxay aragtay abxadda duurka ku dhex jirta, oo waxay u diratay gabadhii addoonta u ahayd inay u keento.

Video per BAXNIINTII 2:5