Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 2:24-25

BAXNIINTII 2:24-25 SOM08

Ilaahna waa maqlay cabaadkoodii, markaasaa Ilaah xusuustay axdigiisii uu la dhigtay Ibraahim, iyo Isxaaq, iyo Yacquub. Markaasaa Ilaah arkay reer binu Israa'iil, Ilaahna wuu ogaaday xaalkoodii.

Video per BAXNIINTII 2:24-25