Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 19:5-6

BAXNIINTII 19:5-6 SOM08

Haddaba sidaas daraaddeed, haddaad daacad ahaan ii addeecaysaan, oo aad axdigayga dhawraysaan, de markaas waxaad ahaan doontaan dad hanti iiga ah dadyowga oo dhan, waayo, dhulka oo dhan anigaa iska leh; oo waxaad ii ahaan doontaan boqortooyo wada wadaaddo ah, iyo quruun quduus ah. Kuwanu waa erayada aad reer binu Israa'iil kula hadli doonto.

Video per BAXNIINTII 19:5-6

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 19:5-6