Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 18:20-21

BAXNIINTII 18:20-21 SOM08

Oo waa inaad iyaga bartaa amarrada iyo qaynuunnada, oo waa inaad iyaga tustaa jidkii ay mari lahaayeen, iyo shuqulkii ay qaban lahaayeen. Oo weliba waa inaad dadka oo dhan kala soo baxdaa rag karti leh, oo Ilaah ka cabsada, oo daacad ah, oo neceb faa'iidada xaqdarrada ah, oo kuwo caynkaas ah madax uga dhig, inay ahaadaan kuwo kun kun u taliya, iyo kuwo boqol boqol u taliya, iyo kuwo konton konton u taliya, iyo kuwo toban toban u taliya

Video per BAXNIINTII 18:20-21

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 18:20-21