Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 14:13

BAXNIINTII 14:13 SOM08

Markaasaa Muuse wuxuu dadkii ku yidhi, War ha cabsanina, oo iska taagnaada, oo bal arka badbaadada uu Rabbigu maanta idiin samayn doono; waayo, Masriyiinta aad maanta aragteen, weligiin mar dambe ma arki doontaan.

Video per BAXNIINTII 14:13

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 14:13