Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 13:21-22

BAXNIINTII 13:21-22 SOM08

Rabbiguna inuu iyaga jidka tuso aawadeed ayuu maalintii hortooda socon jiray isagoo ku jira tiir daruur ah, habeenkiina tiir dab ah, inuu iyaga u iftiimiyo si ay u socdaan hadh iyo habeenba. Tiirkii daruurta ahaa oo maalinta, iyo tiirkii dabka ahaa oo habeenka kama tegin dadka hortiisa.

Video per BAXNIINTII 13:21-22

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 13:21-22