Marko 12

12
1Waẖu bilabey inu kuhadlo mahmah. Ninko waẖu aburey sabib. Waẖu kuwarejiyey sibad. Waẖu ghodey godki ma̱sarada, waẖu ḋisey mnarad, waẖu uijareyey berfal, osusafrey dal fog. 2Kolkey gartey wakhtiga, waẖu udirey berfaloyinki adonko ha kasohele berfaloyinki mirahi sabibta. 3Way ghabten, way garae̱n, oykudiren gaa̱malalad. 4Hadana waẖu udirey adon kale. Kas waẖay kagadakhren ḋagaẖ madaẖa, waẖay kudiren e̱b. 5Waẖu direy mid kale, kas way dilen, iyo kuwa kale obadan, ghar way garae̱n, gharna way dilen. 6Hadana waẖu ghabey wilko, asagana wa uje̱la; marki dambe waẖu direy asaga, waẖu ḋehey: Waẖay kaa̱bsanayin wil keyga. 7Ilowse berfaloyinki waẖay ḋehen: Kan wa kiḋaẖlilaha, kaleya andilne ḋaẖalkana anaka lahaneyna. 8Way ghabten, way dilen, oykuturen sabibta banan kedha. 9Maẖu subin hade ninki laha sabibta? Wa imani, waẖu ḋumin berfaloyinki, sabibtana waẖu uḋibaya kuwa kale. 10Sow maidnan akhrinin ḋigidana:
Ḋagaẖay diden fundiyalka,
kas waẖu noghdey a̱radi geska.
11Waẖ ẖan wa shughulki Ilahey,
waẖu kuyahay yab inḋa hayna hortodha?
12Waẖay donen iney ghabtan, waẖayse kaa̱bsaden makhlugha, sababti way garten inu mahmah das kushegey korkodha. Way ḋafen, way iskatagen.
13Waẖay udiren farisayalka iyo dadki Herode ghar kodha, ha kuẖirane hadal. 14Kolkey imaden, waẖay kuḋehen: Maa̱lin, wan kunaghan inad tahay nin run ah, kamana a̱bsaneysid ghof, sababti ma firineysid ghof midab kisa, ilowse waẖad kubarta run jidki Ilahey: Ma ẖalalba in lasiyo kaysarka a̱nshur ama maya? Ma biẖina ama maeynan biẖineyno? 15Asagana waẖu gartey khayana dodha, waẖu kuyiri: Maẖad ijirabeysin? 16Ikena dinarka an arke. Way kenen. Waẖu kuyiri: Yaleh masawar kan iyo a̱lwan kan? Waẖay kuḋehen: Kaysarka. 17Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Uguda kaysarka waẖu kaysarka leyahay, iyo Ilahey waẖu Ilahey leyahay. Ad bey uguyaben.
18Waẖa uimaden sadukayal, kuwa ḋahan majirto ghiyama, way warsaden, waẖay ḋehen: 19Maa̱lin, Muse waẖu noḋigey, ghof walal kisa hadu ḋinto osḋafo nag asagon lehen ilma, walal kisa hadumalo, ha uḋale owlad walal kisa. 20Waẖa jiren todoba walala ah. Ki hore waẖu gursadey nag, wu ḋintey, ma ḋafin owlad, ki labad ba ghatey, 21wu ḋintey mana ḋafin owlad; ki sedaẖadna sidas okale. 22Waẖa ghaten todobadiba, manaayan ḋafin fir. Gadashodha kuli nagtina way ḋimatey. 23Bes ghiyamada ḋaẖdedha, kolkey sonoladan yay unoghon donta nag? Sababti todobadaba way gursaden. 24Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Sow sabab tas iskumasirtan, sababti ma taghanin ḋigida iyo ẖogi Ilahey. 25Sababti kolkey kasonoladan meydadka, ma gursanayin lamana gurinayo, ilowse wa sidi malaigyalka i̱rka jogan. 26Iyo khabarki meydadka korkodha iney sonolanayin, sow kamaeydan akhrinin kutubki Muse, meshi ẖananka, sidu kuyiri: Aniga Ilahi Ibrahim ah iyo Ilahi Isagh iyo Ilahi Yaghub? 27Maaha Ilahi meydadka, wase ki kuwa nol, ad bad isusirtan.
28Waẖa imadey kuwa fartayaghan midkodha omaghley ayako murmayan, waẖu gartey inu sifia̱n ugujawabey. Waẖu warsadey: Amar kee ba kahoreya kuwa kale oḋan? 29Yesu waẖu ujawabey: Ki kahoreya amaryado ḋan wa kan: Maghal, Israel! Ilahey Rabi gayna wa Rabigo, 30kuje̱low Rabi Ilah haga ghalbi gadho ḋan, iyo naf tadho ḋan, iyo aghli gadho ḋan iyo ẖog gadho ḋan; kan wa amarki hore. 31Kan labadna wa uegyahay; Uje̱low jiran kaga sidi naftadha. Ma jiro amar kale okaweyn kuwan. 32Ki fartayaghan waẖu kuyiri: Wa run maa̱lin, sifia̱n bad uhadashey inu Ilahey midko yahay, mid kale ma jiro asaga mahine, 33in luguje̱lado ghalbigo ḋan iyo garashado ḋan iyo nafto ḋan iyo ẖogo ḋan iyo in loje̱lado jiranka sidi naftadha, waẖay kaweyn tahay kafarado ḋan iyo dhabiẖ. 34Yesu kolku arkey inu kujawabey aghli, waẖu kuyiri: Kama fogid suldanimadi Ilahey. Kaba̱di ghofna kuma ḋei̱n inu warsado hadal.
35Yesu wa jawabey, waẖu yiri, kolku kubarayey betmaghdeska: Maẖay kuhadlan kuwa fartayaghan Kristo inu yahay wilki Daud? 36Sababti Daud naftisa waẖu kuhadley ẖogi Nafta Ghudus ah:
Ilahey waẖu kuyiri Siydiy keyga:
Faḋiso midig teyda tan iyo intan kagelinayo a̱dowa dadha a̱ga hadha hostodha. 37Daud naftisa waẖu uguyerey Siydiy, intes kanoghonaya wil kisa? Dad badan makhlugha ḋaẖdisa ad bey uje̱laden iney maghlan.
38Waẖu kuyiri bari disa ḋaẖdedha: Iskaogada kuwa fartayaghan, oraban iney kuwaregan marya ḋerḋer iyo salanti sugha 39iyo mesha hore sunagugyalka guda hodha iyo gembaradi ẖishmada karanka ḋaẖdodha, ou̱nan aghaladi garobyalka, 40ardalnimey utukadan; kuwas waẖay helayin ẖukun kadaran.
41Yesu waẖu faḋistey mel kutosan sandukhi sadaghada, waẖu firiyey sidi dadka ayuguridayen laa̱gta sandukha. Tajirina badan wahay kuriden waẖ badan. 42Waẖa imatey nagto garob omaskin ah, waẖay kuridey laba ardi ma̱nahedha besad barkedha. 43Waẖu uyerey asaẖab tisa, waẖu kuyiri: Amin waẖan idin leyehay: Garob tan maskinta ah waẖay kuridey waẖ kabadan waẖay kuwan kuli kuriden sandukhi sadaghada, 44sababti kuwas kuli waẖay kagariden waẖi kabatey, ilowse tan maskinima dedha ḋaẖdedha waẖay kuridey waẖay haysatey oḋan, tan iyo risighedha oḋan.

वर्तमान में चयनित:

Marko 12: SOM

हाइलाइट

शेयर

कॉपी

None

Want to have your highlights saved across all your devices? Sign up or sign in