1
Yooxanaa 3:16
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Waayo Illaahey intuu aduunka jaceyl u qabay darteed ayuu siiyay Wiilkiisa kaliga ah, si mid walboo isaga aaminaa uusan u lumin laakiin uu u helo nolosha weligeed ah.
तुलना
खोजें Yooxanaa 3:16
2
Yooxanaa 3:17
Waayo Illaahey uma soo dirin Wiilkiisa inuu aduunka xukumo, laakiin wuxuu u soo diray inuu aduunka badbaadiyo.
खोजें Yooxanaa 3:17
3
Yooxanaa 3:3
Markaas ayaa Ciise u jawaabay oo ku yiri, “Runtii waxaan ku leeyahay, qofna boqortooyada Illaahey arki maayo illaa uu mar labaad dhasho maahee.”
खोजें Yooxanaa 3:3
4
Yooxanaa 3:18
Mid walboo isaga aaminaa mala xukumi doono, laakiin mid walboo aan isaga aaminin horey ayaa loo xukumay waayo ma uusan aaminin magaca Wiilka kaliya ee Illaahey.
खोजें Yooxanaa 3:18
5
Yooxanaa 3:19
Iftiin ayaa aduunka yimid, laakiin dadka sharta sameeyaa waa la xukumay waayo mugdigey ka jeclaadeen iftiinka.
खोजें Yooxanaa 3:19
6
Yooxanaa 3:30
Isagu waa inuu iga sareeyaa oo aniguna waa inaan ka hooseeyaa.”
खोजें Yooxanaa 3:30
7
Yooxanaa 3:20
Qof walboo waxa sharta leh sameeyaa wuxuu neceb yahay iftiinka, mana u imaanayo iftiinka waayo waxyaalahuu sameeyay ayaa banaanka u soo bixi doona.
खोजें Yooxanaa 3:20
8
Yooxanaa 3:36
Mid walboo Wiilka aamina wuxuu leeyahay nolosha weligeed ah, laakiin mid walboo Wiilka diida weligiis nolol ma arki doono, carada Illaaheyna wey dul joogtaa.
खोजें Yooxanaa 3:36
9
Yooxanaa 3:14
Sidii uu Muuse markii uu cidlada joogay kor ugu qaaday maska laga sameeyay maarta, Wiilka Aadanahuna sidaas oo kale ayaa kor loogu qaadi doonaa.
खोजें Yooxanaa 3:14
10
Yooxanaa 3:35
Waayo Aabuhu wuxuu jecel yahay Wiilka wax walbana gacantiis ayuu geliyay.
खोजें Yooxanaa 3:35
होम
बाइबिल
योजनाएँ
वीडियो