Marko 3

3
1Waẖu galey hadana sunaguga, waẖa jogey ẖagas ninko gaa̱nta nafa ka ah. 2Way ilalinayen hadu bogsinayo nin kas berigi sabato ha ashtakeyane. 3Waẖu kuyiri ninki gaa̱nta nafada ka aha: Jogso ḋaẖda. 4Asagana waẖu kuyiri: Ma ẖalalba beriga sabato in lasubiyo waẖ fia̱n mase in lasubiyo waẖ ẖun, in lafakiyo naf mase in ladilo? 5Way amusen. Waẖu kufiriyey ḋirif barbar walba, a̱lolẖuma gashey sababti ghalbi adkan todha, waẖu kuḋehey ninki: Fidi gaa̱n tadha. Wu fidiyey, gaa̱n tisa way bogsatey sidi tan labad. 6Markiba way beẖen farisayalka oykulashauren dadki Herode sidey uḋumiyan.
7Yesu wa latagey asaẖab tisa tan iyo bada, makhlugh badan ba kasorae̱y Galilaya iyo Yudea 8iyo Jerusalem iyo Idumaya iyo Yordan gedigisa iyo barbarki Turo iyo Sidon, makhlugh badan, kolkey maghlan waẖa weyn ossubiyey, way uimaden. 9Waẖu kuḋehey asaẖab tisa, donida yar hakusugto mel ḋow makhlugha daradisa, yeyan a̱ririnine, 10sababti waẖu bogsiyey dad badan; waẖay ukufen asaga kuwi rafadayen oḋan ha helane iney tabtan asaga. 11Jiniyalkana gortey arken asaga, hortisa bey kukufen, way ghayliyen, waẖay kuhadlen: Adiga Wilki Ilahey batahay. 12Ad bu uamrey yeyan dahirinine.
13Waẖu fuley burta, waẖu uyertey intu rabey, way uimaden. 14Waẖu kaḋigey laba iyo toban ha lajogane asaga. 15Asagana ha udire iney wa̱diyan ha helane amar aykubogsiyan u̱durya, aykubiẖiyan jiniyada. 16Simon osubiẖiyey Petro, 17iyo Yaghub wilki Sebedayo iyo Yohana walalki Yaghub wilki Sebedayo osubiẖiyey Boanergi, ma̱na hedha wa wilashi gugaa̱, 18iyo Andrea iyo Filipo iyo Bartolomayo iyo Mattayo iyo Thoma iyo Yaghub wilki Alfayo iyo Tadayo iyo Simon, rer Kanan, 19iyo Yuda Iskariote, asagi biẖiyey.
Kaba̱di waẖay galen aghalka.
20Makhlugh ba isusoarurey hadana, tan iyo maayan karin iney u̱nan hunguri. 21Kolkey khabarka helen gharaba disa, waẖay ukae̱n iney soghabtan, sababti waẖay ḋehen: Wa aghli beley. 22Kuwi fartayaghan okasodegen Yerusalem, waẖay ḋehen: Waẖu ghaba Beelsebul oẖogi ki uweyna jiniyada yu kubiẖiya jiniyada. 23Wau uyerey, waẖu ugushegey mahmah: Sidebu sheydan ubiẖin kara sheydan? 24Iyo suldanima hadey isfidmeyso, suldanima das ma jogi karto. 25Iyo guri hadu isfidmeyo, guri gas ma ḋisnan karo. 26Iyo sheydan hadu iskukao̱ wa fidmobey, ma jogi karo, ilowse ḋamasha buleyahay. 27Majiro nin geli kara nin ẖog leh aghal kisa inu kaḋao̱ alab tisa, hadusan ẖirin horta ninka ẖog leh, kolkasu kaḋaa̱ya aghal kisa. 28Amin waẖan idinleyahay: Dembi godha wa lagaa̱fin dadka, iyo a̱y dodha, waẖay kuhadlan oḋan; 29ilowse ninki a̱yo Nafta Ghudus ah, la ma a̱finayo tan iyo weligis, ilowse waẖa luguleyahay ẖukunki weligis, sababti waẖay ḋehen: 30Waẖu ghaba jini.
31Waẖa imaden habar tis iyo walala hisa, waẖay istagen bananka, waẖay udiren ghof uyera. 32Makhlughi barbar walba kafaḋiyen, waẖay kuḋehen: Firi habarta iyo walalaha bananka bey jogan way kudonayan. 33Wau ujawabey, waẖu kuyiri: Ya habartey ah ama walalahey ah? 34Waẖu firiyey kuwi barbar walba kafaḋiyen, waẖu ḋehey: Firi habartey iyo walalahey! 35Sababti ghof walba osubiya amarki Ilahey, asaga walalkey ah owalashey ah ohabartey ah.

Tällä hetkellä valittuna:

Marko 3: SOM

Korostus

Jaa

Kopioi

None

Haluatko, että korostuksesi tallennetaan kaikille laitteillesi? Rekisteröidy tai kirjaudu sisään

YouVersion käyttää evästeitä mukauttaakseen käyttökokemustasi. Käyttämällä verkkosivustoamme hyväksyt evästeiden käytön Tietosuojakäytännössämme kuvatulla tavalla