Marko 3:28-29

Marko 3:28-29 SOM

Amin waẖan idinleyahay: Dembi godha wa lagaa̱fin dadka, iyo a̱y dodha, waẖay kuhadlan oḋan; ilowse ninki a̱yo Nafta Ghudus ah, la ma a̱finayo tan iyo weligis, ilowse waẖa luguleyahay ẖukunki weligis, sababti waẖay ḋehen