Markos 5:8-9
Markos 5:8-9 EI
Markaas ayaa Ciise isaga ku yiri, “Kasoo baxa ninkan, Ruux yahow wasakhda leh!” Markaas ayuu Ciise weydiiyay isaga, “Magacaa?” Ninkii ayaa ku jawaabay oo yiri, “Magacaygu waa Liijon, waayo waan badanahay.”