Markos 5:25-26
Markos 5:25-26 EI
Dadkii badnaa dhexdooda waxaa ku jiray haweeyney laba iyo toban sano dhiig ka socday. Dhakhtarro badan ayey u tagtay laakiin ma eysan bogsan xitaa waxey haysatay oo dhan ayey ku bixisay laakiin intey bogsan lahayd wey kasii daraysay.