SABUURRADII 51:1-2
SABUURRADII 51:1-2 SOM08
Ilaahow, iigu naxariiso sida raxmaddaadu tahay, Oo xadgudubyadaydana igaga tirtir sida naxariistaada badnaanteedu tahay. Xumaantayda iga wada maydh, Oo iga nadiifi dembigayga.