Logo YouVersion
Ikona vyhledávání

LUUKOS 6:27-28

LUUKOS 6:27-28 SOMBIBLE

Laakiin waxaan idinku leeyahay kuwiinna maqlaya, Cadowyadiinna jeclaada, kuwa idin necebna wax wanaagsan u sameeya. Kuwa idin habaara u duceeya, kuwa idin caayana Ilaah u barya.

Video k LUUKOS 6:27-28