Matayos 28:5-6
Matayos 28:5-6 EI
Markaas ayuu malagii haweenkii ku yiri, “Ha cabsanina, waayo waan ogahay inaad u timaadeen Ciise, kaasoo iskutallaabta lagu qodbay. Halkan ma joogo! Wuu sarakacay sidii uu horey idin kugu sii sheegay. Bal fiiriya meeshii uu jirkiisu yaalay.