Luukos 3:21-22
Luukos 3:21-22 EI
Maalin markii dad badan la baabtiisayay, Ciisana waa la baabtiisay. Goortuu duceysanayay samada ayaa furantay, oo Ruuxa Quduuska ah ayaa ku soo kor dagay jir ahaan sida qoolley. Markaas ayaa cod samada ka imaaday isaga oo leh, “Waxaa tahay Wiilkeyga aan jeclahay, waana kugu faraxsanahay.”