Luukos 3:16
Luukos 3:16 EI
Markaas ayaa Yooxanaa iyagoo dhan u jawaabay oo ku yiri, “Anigu waxaan idin ku baabtiisaa biyo. Laakiin mid iga awood weyn ayaa imaan doona, kan aanan anigu istaahilin suumanka kabahiisa inaan furo. Isagu wuxuu idin ku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.