YouVersion Logo
Search Icon

Yooxanaa 18:36

Yooxanaa 18:36 EI

Ciise ayaa ku yiri, “Boqortooyadeydu tan aduunka ma aha. Haddii ey ahaan lahayd adeegayaasheyda ayaa ii dagaalami lahaa si eysan Yuhuuddu ii qaban. Laakiin boqortooyadeydu tan dunidan ma aha.”