1
Yooxanaa 18:36
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Ciise ayaa ku yiri, “Boqortooyadeydu tan aduunka ma aha. Haddii ey ahaan lahayd adeegayaasheyda ayaa ii dagaalami lahaa si eysan Yuhuuddu ii qaban. Laakiin boqortooyadeydu tan dunidan ma aha.”
Compare
Explore Yooxanaa 18:36
2
Yooxanaa 18:11
Ciise ayaa Butros amray oo ku yiri, “Seeftaada galkeeda ku celi! Miyaanan ka cabaynin koobka Aabahay i siiyay?”
Explore Yooxanaa 18:11
Home
Bible
Plans
Videos