Aniguna waxaan Aabahay weydiin doonaa gargaare kale oo idin caawiya oona weligiin idin la joogi doona. Ruuxa runta ah dunidu ma aqbali karto, waayo ma garaneyso mana arkayso. Laakiin idinku waad garaneysaan, waayo wuu idin la nool yahay wuuna idin la joogi doonaa.