YouVersion 标志
圣经计划视频
获取软件
选择语言
搜索图标

Matayos 3 的热门经文

1

Matayos 3:8

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Noloshiina ha laga arko inaad toobadkeenteen.

对照

探索 Matayos 3:8

2

Matayos 3:17

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Oo cod ayaa samada ka dhawaaqay oo yiri, “Kani waa Wiilkeyga aan jeclahay, oo waan ka raali noqday.”

对照

探索 Matayos 3:17

3

Matayos 3:16

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markii Ciise la baabtiisay ee uu biyaha kasoo baxay, isla markiiba samada ayaa furantay wuxuuna arkay Ruuxa Illaahey oo ugu soo degaya sidii qoolley oo kale.

对照

探索 Matayos 3:16

4

Matayos 3:11

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

“Waxaan ku baabtiisaa biyo kuwa dembiyadooda ka toobadkeena. Laakiin waxaa iga daba imaan doona mid iga awood badan, mid aanan xitaa anigu istaahilin inaan kabahiisa u qaado. Wuxuu idin ku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.

对照

探索 Matayos 3:11

5

Matayos 3:10

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Haddaba faasku wuxuu yaalaa geedaha salkooda, geed walboo aan mirro fiican dhalinna waa la goyn doonaa oo dabka ayaa lagu tuuri doonaa.

对照

探索 Matayos 3:10

6

Matayos 3:3

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Yooxanaa waa kii uu nebi Isayos ka hadlay isaga oo leh, “Codka kan cidlada ka dhawaaqaya oo leh, ‘Rabbiga jidka u hagaajiya, waddooyin toosan isaga u sameeya.’ ”

对照

探索 Matayos 3:3

上一章
下一章
YouVersion

我们要鼓励、挑战你每天亲近上帝。

事工

关于我们

就职机会

义工

博客

新闻区

有用链接

帮助

捐赠

圣经译本

音频圣经

译本语言

今日经文


此数字事工属于

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

隐私政策使用条款
漏洞披露方案
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest

主页

圣经

计划

视频