I tusa shilinka canshuurta loo bixiyo.” Waxey u keeneen diinaar, markaas ayuu Ciise iyagii weydiiyay, “Yuu sawirkiisa iyo magaciisa ku yaalaa shilinkan?”
Waxey ku jawaabeen, “Kaysar.”
Markaas ayuu ku yiri, “Haddaba Kaysar siiya wuxuu Kaysar leeyahay, Illaaheyna siiya wuxuu Illaahey leeyahay.”