1
Matayos 12:36-37
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Laakiin waxaan idin ku leeyahay maalinta wax la xukumayo, qof walba waa lagula xisaabtami doonaa hadalkii macno darada ahaa ee uu ku hadlay. Waayo hadalladaada ayaa cadayn doona inaad xaq tahay iyo in kale, hadalladaada ayaana lagugu xukumi doonaa.”
เปรียบเทียบ
สำรวจ Matayos 12:36-37
2
Matayos 12:34
Dhasha abeesadow, sidee ayaad idinka oo shar leh wax wanaagsan ugu hadli kartaan? Waayo afku wuxuu ku hadlaa waxa qalbiga ka buuxa.
สำรวจ Matayos 12:34
3
Matayos 12:35
Qofka wanaagsan wuxuu soo saaraa waxyaalaha wanaagsan ee qalbigiisa ku jira, qofka sharta lehna wuxuu soo saaraa waxyaalaha sharta ah ee qalbigiisa ku jira.
สำรวจ Matayos 12:35
4
Matayos 12:31
Sidaa darteed waxaan idin ku leeyahay, dembi walba iyo caay walba waa la cafin karaa, laakiin caayda la caayo Ruuxa Quduuska ah lama cafin doono.
สำรวจ Matayos 12:31
5
Matayos 12:33
“Haddii aad mirro wanaagsan rabto geed wanaagsan abuur, haddii aad geed xun abuurto waxaad heli doontaa mirro xun, waayo geedka mirihiisa ayaa lagu gartaa.
สำรวจ Matayos 12:33
หน้าหลัก
พระคัมภีร์
แผนการอ่าน
วิดีโอ