1
Yooxanaa 5:24
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
“Runtii waxaan idin ku leeyahay, mid walboo hadaladeyda maqla oo aamina kan isoo diray wuxuu leeyahay nolosha weligeed ah, mana la xukumi doono waayo wuu ka baxay dhimashada wuxuuna helay nolol.
เปรียบเทียบ
สำรวจ Yooxanaa 5:24
2
Yooxanaa 5:6
Ciise markaas ayuu arkay isaga oo meesha jiifa, wuxuuna ogaaday inuu muddo dheer xaaladdan ku jiray, markaas ayuu ninkii weydiiyay, “Miyaad dooneysaa inaad bogsato?”
สำรวจ Yooxanaa 5:6
3
Yooxanaa 5:39-40
Waxaad akhrisaan qorniinka waayo waxaad u maleysaan inaad iyaga ka heleysaan nolosha weligeed ah. Waana isla Qoraallada ii marqaatifuraya. Laakiin waad diideen inaad ii timaadaan oo aad lahaataan nolosha weligeed ah.
สำรวจ Yooxanaa 5:39-40
4
Yooxanaa 5:8-9
Ciise ayaa ku yiri, “Istaag! Derintaada qaado oo soco.” Isla markii ayuu ninkii bogsaday, derintiisa intuu qaatay ayuu socday. Maalintii ey waxyaalahan dhacayeen waxey ahayd maalin Sabti ah.
สำรวจ Yooxanaa 5:8-9
5
Yooxanaa 5:19
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, Wiilka kaligiis wax ma sameyn karo. Wuxuu sameeyaa oo kaliya wixii uu ka arko aabihiis oo sameynaya, maxaa yeelay wax walboo Aabaha uu sameeyo Wiilkana sidoo kale wuu sameeyaa.
สำรวจ Yooxanaa 5:19
หน้าหลัก
พระคัมภีร์
แผนการอ่าน
วิดีโอ