MARKOS 13:35-37

MARKOS 13:35-37 SOMBIBLE

Soo jeeda haddaba, waayo, idinku ma ogidin sayidkii guriga lahaa goortuu imanayo, inay tahay makhrib, ama habeenbadhkii, ama goortii diiqu ciyo, ama aroortiiba, waayo, waaba intaasuu idinku soo kediyaa oo uu idin helaa idinkoo hurda. Waxaan idinku leeyahay ayaan dadkii oo dhan ku leeyahay, Soo jeeda.

చదువండి MARKOS 13

MARKOS 13:35-37 కోసం వీడియో