Markos 8:37-38
Markos 8:37-38 EI
Ama muxuu qof ku badalan karaa nafsadiisa? Haddaba mid walboo aniga iyo ereygayga ceeb ka dareemaya qarnigaan dembiga iyo sinada leh dhexdiisa, Wiilka Aadanahuna wuu diidi doonaa goortii uu ammaantii Aabihiis iyo tii malaa’igta quduuska ah ku yimaado.”