Markos 6:41-43

Markos 6:41-43 EI

Ciise intuu shantii kibis iyo labadii kalluun kor u qaaday oo uu cirka fiiriyay, ayuu Illaahey u mahadceliyay wuxuuna kala googooyay kibistii. Kadibna wuxuu siiyay xertii si ey dadka ugu qeybiyaan, haddana labadii kalluun ayuu kala qeybiyay oo uu iyaga u dhiibay. Kuligoodna wey cuneen oo wey dhergeen, xertiina waxey ururiyeen laba iyo toban dambiilood oo buuxa oo kibistii iyo kalluun dadka kasoo haray ah.

தொடர்புடைய காணொளிகள்