Markos 12:41-42
Markos 12:41-42 EI
Ciise wuxuu fariistay kasoo horjeedka meesha sanduuqa lacagta lagu rido agteeda, wuxuuna fiirinayay dadkii badnaa ee sadaqa baxsanayay. Kuwa taajir ah oo badan ayaa lacag badan ku riday. Laakiin carmalad masaakiin ah ayaa timid oo waxey ku riday shilimaad maar ah oo aadna u yar, oo qiimaheedu yahay xoogaa dhururuq ah.