Waayo qalbigeena waxaa kasoo baxa, fikradaha sharta leh, sinada, tuugnimada iyo dilka, gogol dhaafka, damaca, hungurinimada, xaasidnimada, been sheegida, kufsiga, il xumada, caayda, camal xumaanta iyo kibirka. Waxyaalahan oo dhan qalbiga ayey ka yimaadaan oo waxey nijaaseeyaan qofka.”