1
Markos 14:36
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Wuxuuna yiri, “Aabow, wax walba waad awoodaa, koobkan silaca ah iga leexi. Laakiin doonisteyda maahane doonistaada ha ahaato.”
ஒப்பீடு
Markos 14:36 ஆராயுங்கள்
2
Markos 14:38
Soo jeeda oo duceysta si eydan jarribaadda ugu dhicin. Ruuxdu wey rabtaa laakiin jirku waa daciif.”
Markos 14:38 ஆராயுங்கள்
3
Markos 14:9
Runtii waxaan idin ku leeyahay, meel walboo aduunka ka mid ah oo injiilka laga wacdiyo waxey sameyseyna waa laga sheegi doonaa si iyada loogu xasuusto.”
Markos 14:9 ஆராயுங்கள்
4
Markos 14:34
Ciise wuxuu iyaga ku yiri, “Nafteyda murugo ayaa ka buuxsantay illaa heer dhimasho. Meeshan jooga oo ila soo jeeda.”
Markos 14:34 ஆராயுங்கள்
5
Markos 14:22
Intey wax cunayeen, Ciise wuxuu kor u qaaday kibis, markii uu Illaahey u mahadceliyay kadibna wuu kala gooyay wuxuuna xertii ku yiri, “Qaata kani waa jirkeyga.”
Markos 14:22 ஆராயுங்கள்
6
Markos 14:23-24
Kadibna wuxuu kor u qaaday koob sharaab ah, markii uu Illaahey u mahadceliyay kadib ayuu iyagii siiyay, iyagoo dhan ayaa koobkii ka cabay. Wuxuuna iyagii ku yiri, “Kani waa dhiigeyga axdiga cusub kaasoo loo daadshay dad badan.”
Markos 14:23-24 ஆராயுங்கள்
7
Markos 14:27
Ciise ayaa xertiisa ku yiri, “Idinka oo dhan waad iga carari doontaan, waayo wey qoran tahay, “Waxaan dili doonaa arijirka, iduhuna wey kala carari doonaan.
Markos 14:27 ஆராயுங்கள்
8
Markos 14:42
Kaca aan tagnee! Wuu yimid kii i gacangelin lahaa!”
Markos 14:42 ஆராயுங்கள்
9
Markos 14:30
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Runtii waxaan ku leeyahay, caawa inta uusan diiqu laba mar ciyin ka hor ayaad adigu saddex jeer dhihi doontaa kuma garanayo.”
Markos 14:30 ஆராயுங்கள்
முகப்பு
வேதாகமம்
வாசிப்புத் திட்டங்கள்
காணொளிகள்