1
Luukos 16:10
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
“Qofkii wax yar lagu aamini karo wax badanna waa lagu aamini karaa, qofkii wax yar khiyaani karana wax badanna wuu khiyaani karaa.
ஒப்பீடு
Luukos 16:10 ஆராயுங்கள்
2
Luukos 16:13
“Ma jiro qof laba sayid u adeegi kara. Waa inuu mid nacaa kan kalana jeclaadaa, ama mid ayaad u go’aysaa kan kalana waad khiyaamaysaa. Uma wada adeegi kartid Illaahey iyo lacag.”
Luukos 16:13 ஆராயுங்கள்
3
Luukos 16:11-12
Marka haddii aadan ahayn qof lagu aamini karo hantida aduunka, yaa kugu aamini doona hantida runta ah. Haddii aadan ahayn qof hanti qof kale lagu aamini karo, yaa ku siinaya hanti adiga kuu gaar ah?”
Luukos 16:11-12 ஆராயுங்கள்
4
Luukos 16:31
“Wuxuu ku yiri, ‘Haddii eysan wax ka maqlayn sharciga Muuse iyo nebiyada, kuma qanci doonaan xitaa hadduu qof dhintay soo noolaado.’ ”
Luukos 16:31 ஆராயுங்கள்
5
Luukos 16:18
“Mid walboo xaaskiisa fura oo mid kale guursada wuu sineystay, ninka haweeney la soo furay guursada wuu sineystay.”
Luukos 16:18 ஆராயுங்கள்
முகப்பு
வேதாகமம்
வாசிப்புத் திட்டங்கள்
காணொளிகள்