1
Luukos 14:26
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
“Kama mid noqon kartaan xerteyda illaa aad i jeclaataan in ka badan inta aad jeceshihiin aabayaashiin iyo hooyooyinkiin, xaasaskiina iyo caruurtiina, walaalihiin wiilal iyo gabdhaba. Iimana imaan kartaan illaa aad naftiina iga jeclaataan.
ஒப்பீடு
Luukos 14:26 ஆராயுங்கள்
2
Luukos 14:27
Mid walboo aan iskutallaabtiisa soo qaadan oo isoo raacin ma noqon karo xerteyda.
Luukos 14:27 ஆராயுங்கள்
3
Luukos 14:11
Dhamaan kuwa isa sareysiiya waa la hooseysiin doonaa, kuwa is hooseysiiyana waa la sareysiin doonaa.”
Luukos 14:11 ஆராயுங்கள்
4
Luukos 14:33
Sidaas oo kale kuwa idin ka mid ah ee aanan ka tagin wax walboo ey haystaan ma noqon karaan xerteyda.
Luukos 14:33 ஆராயுங்கள்
5
Luukos 14:28-30
“Kasoo qaad mid idin ka mid ah ayaa raba inuu dabaq dhisto. Marka hore miyuusan fariisanayn oo xisaabineyn qiimaha ku baxaya si uu u ogaado inuu haysto lacag ku filan oo uu ku dhameeyo? Balse haddii aad aasaaska dhigto oo aad awoodi weyso inaad dhamayso, soo qof walboo arka kuguma jeesjeesayo, iyagoo leh, ‘Qofkan wuxuu bilaabay inuu dhiso wuuna dhameystiri waayay.’
Luukos 14:28-30 ஆராயுங்கள்
6
Luukos 14:13-14
Laakiin marka aad rabtid inaad bixisid martiqaad, waxaad marti qaadaa danyarta, curyaanka, jiiska iyo indhoolka, waadna barakoobi doontaa, in kastoo eysan kuu gudi karin, waxaa lagugu abaalmarin doonaa sarakicinta kuwa xaqa ah.”
Luukos 14:13-14 ஆராயுங்கள்
7
Luukos 14:34-35
“Cusbadu wey fiican tahay balse haddii ey weyso dhanaankeeda, sidee ayaa dhanaan looga dhigi karaa mar kale? Umana fiicna carrada ama bacriminta, waana la daadiyaa. “Mid walboo dheggo wax lagu maqlo leh ha maqlo.”
Luukos 14:34-35 ஆராயுங்கள்
முகப்பு
வேதாகமம்
வாசிப்புத் திட்டங்கள்
காணொளிகள்