1
Luukos 11:13
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Haddaba idinkan sharta leh haddaad garaneysaan sida wax fiican loo siiyo caruurtiina, intee ka badan ayuu Aabihiinna samada jooga siiyaa Ruuxa Quduuska ah inta weydiisata oo dhan.”
ஒப்பீடு
Luukos 11:13 ஆராயுங்கள்
2
Luukos 11:9
“Haddaba waxaan idin leeyahay, weydiista waana la idin siin doonaa, doondoona waadna heli doontaan, garaaca albaabkana waa la idin ka furi doonaa.
Luukos 11:9 ஆராயுங்கள்
3
Luukos 11:10
Waayo qof walboo weydiista waa la siiyaa, mid walboo doondoonana wuu helaa, mid walboo garaacana, albaabka waa laga furi doonaa.
Luukos 11:10 ஆராயுங்கள்
4
Luukos 11:2
Ciisana wuxuu ku yiri, “Markaad tukaneysaan Sidan dhaha, “ ‘Aabaheena jannada ku jirow, magacaagu quduus ha ahaado, boqortooyadaadu ha timaado, doonistaada dhulka ha lagu yeelo sida jannada loogu yeelo.
Luukos 11:2 ஆராயுங்கள்
5
Luukos 11:4
Dembiyadeena naga cafi, sida aan anaguba u cafino kuwa noo gafay. Oo jarribaadda ha noo kaxayn, laakiin naga badbaadi kan sharta leh.’ ”
Luukos 11:4 ஆராயுங்கள்
6
Luukos 11:3
Na sii maalin walba kibis nagu filan.
Luukos 11:3 ஆராயுங்கள்
7
Luukos 11:34
Ishu waa ilayska jirka. Indhahaagu haddii ey caafimaad qabaan, jirkaaga oo dhan ayaa iftiin lahaanaya. Laakiin haddii eysan caafimaad qabin, jirkaagoo dhan ayaa mugdi noqonaya.
Luukos 11:34 ஆராயுங்கள்
8
Luukos 11:33
Ciise wuu sii hadlayay isaga oo wax barayay, “Ma jiro qof laambad shida oo meel qarsoon dhiga, ama weel ku daboola. Laakiin waxaa la saaraa laambad saarka si ey kuwa soo gala iftiin u helaan.
Luukos 11:33 ஆராயுங்கள்
முகப்பு
வேதாகமம்
வாசிப்புத் திட்டங்கள்
காணொளிகள்