Matayos 5:11-12
Matayos 5:11-12 EI
“Waxaa barakeysan kuwiinan marka dadku caayaan, silciyaan, aniga darteyna loogu been abuurto wax walboo xunna laga sheego. Farxa, waayo abaalgudkiina jannada aad ayuu u weyn yahay, sidaa si la mida ayey u silciyeen nebiyadii idin ka horeeyay.