1
Luukos 24:49
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Waxaana idiin soo diri doonaa Ruuxa Quduuska ah siduu Aabahay iga ballan qaaday, laakiin magaalada Yeruusaalem jooga illaa awood samada idin kaga timaado.”
Porovnať
Preskúmať Luukos 24:49
2
Luukos 24:6
Halkan ma joogo, wuu sarakacay! Xasuusta wixii uu idiin sheegay markii uu Galili idin la joogay.
Preskúmať Luukos 24:6
3
Luukos 24:31-32
Markaas ayey indhaha u furmeen oo garteen, kadibna wuu iska qariyay aragooda. Waxey is weydiiyeen, “Maxaan wax u dareemi weynay markii uu wadada nagula hadlayay oo uu qorniinka noo sharaxayay?”
Preskúmať Luukos 24:31-32
4
Luukos 24:46-47
Wuxuuna ku yiri, “Kitaabka waxaa ku qoran, Masiixu waa inuu silcaa dhimashadana ka sarakacaa maalinta saddexaad, toobadkeenka iyo cafiska dembigana magaciisa ayaa looga wacdin doonaa quruumaha oo dhan, laga bilaabo Yeruusaalem.
Preskúmať Luukos 24:46-47
5
Luukos 24:2-3
Waxey arkeen dhagaxii oo xabaasha laga qaaday, laakiin markey galeen, wey waayeen jirkii Sayid Ciise.
Preskúmať Luukos 24:2-3
Domov
Biblia
Plány
Videá