1
Luukos 13:24
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
“Wax walboo aad awoodid samee si aad uga gasho albaabka ciriiriga ah, maxaa yeelay, waxaan kuu sheegayaa, in badan ayaa isku dayi doonta iney ka gasho umana suurtoobi doonto.
Porovnať
Preskúmať Luukos 13:24
2
Luukos 13:11-12
waxaa halkaas joogtay naag ey ruux xun dhabarkeeda ka qaloocisay siddeed iyo toban sano. Wey isku soo qaloocneyd oo si toos ahna uma istaagi karin. Markii uu Ciise arkay naagtii, wuu u yeeray wuxuuna ku yiri, “Hadda waad bogsatay.”
Preskúmať Luukos 13:11-12
3
Luukos 13:13
Kadibna gacantuu dusheeda saaray, isla markiina wey toosantay oo Illaah ammaantay.
Preskúmať Luukos 13:13
4
Luukos 13:30
Dhab ahaantii waxaa jira kuwa hooseeya oo sareyn doona iyo kuwa sareeya oo hooseyn doona.”
Preskúmať Luukos 13:30
5
Luukos 13:25
Markii uu qofka guriga leh istaago oo uu albaabka xiro, waxaad istaagi doontaan banaanka idinkoo garaacaya oo leh, ‘Sayidow, albaabka naga fur.’ “Laakiin wuxuu ku jawaabi doonaa, ‘Idin ma aqaan mana aqaan meeshaad ka timaadeen.’
Preskúmať Luukos 13:25
6
Luukos 13:5
Waxaan idin ku leeyahay, maya! Laakiin illaa aad toobadkeentaan maahee, idinkuna sidoo kale waad lumi doontaan.”
Preskúmať Luukos 13:5
7
Luukos 13:27
“Laakiin wuxuu ku jawaabi doonaa, ‘idin ma aqaan mana aqaan meeshaad ka timaadeen. Iga taga kuligiin, xumaan falayaal yahow!’
Preskúmať Luukos 13:27
8
Luukos 13:18-19
Kadib Ciise ayaa weydiiyay, “Sidey u egtahay boqortooyada Illaah? Maxaan u ekeysiin karaa? Waxey u egtahay iniin khardal ah, oo uu nin beertiisa ku beeray. Wey baxday waxeyna noqotay geed weyn, shimbirruhu cirka duulayana laamihiisa ayey buulal ka dhisteen.”
Preskúmať Luukos 13:18-19
Domov
Biblia
Plány
Videá