1
YOOXANAA 13:34-35
KITAABKA QUDUUSKA AH
Waxaan idin siinayaa qaynuun cusub oo ah, Waa inaad isjeclaataan; sidaan idiin jeclaaday, idinkuna waa inaad isu jeclaataan. Sidaasay dadka oo dhammi idinku garan doonaan inaad xertaydii tihiin, haddaad jacayl isu qabtaan.
Compare
YOOXANAA 13:34-35ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
2
YOOXANAA 13:14-15
Haddaba haddaan cagaha idiin maydhay anigoo ah Sayidka iyo Macallinka, idinkuna waa inaad cagaha isu maydhaan. Waxaan idin siiyey masaal inaad samaysaan sidaan idinku sameeyey.
YOOXANAA 13:14-15ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
3
YOOXANAA 13:7
Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Waxaan samaynaya, garan maysid imminka, laakiinse dabadeed waad garan doontaa.
YOOXANAA 13:7ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
4
YOOXANAA 13:16
Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Addoon kama weyna sayidkiis, mid la soo dirayna kama weyna kii soo diray.
YOOXANAA 13:16ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
5
YOOXANAA 13:17
Haddaad waxyaalahan garanaysaan, waad barakaysan tihiin haddaad yeeshaan.
YOOXANAA 13:17ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
6
YOOXANAA 13:4-5
ayuu cashadii ka kacay oo dharkii iska dhigay, tuwaalna wuu qaatay oo guntaday. Markaasuu biyo weel ku shubay oo bilaabay inuu xertiisa cagaha u maydho oo ku tirtiro tuwaalkii uu guntanaa.
YOOXANAA 13:4-5ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
Home
ਬਾਈਬਲ
Plans
ਵੀਡੀਓ