1
BILOWGII 5:24
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Enoogna Ilaah buu la socday; waana la waayay; maxaa yeelay, Ilaah baa qaatay isagii.
Compare
BILOWGII 5:24ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
2
BILOWGII 5:22
Enoogna wuxuu la socday Ilaah saddex boqol oo sannadood markuu Metushelax dhalay ka dib, wiilal iyo gabdhona wuu dhalay.
BILOWGII 5:22ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
3
BILOWGII 5:1
Kanu waa buuggii farcankii Aadan. Maalintii Ilaah ninkii abuuray, ekaanta Ilaah buu ka sameeyey isagii
BILOWGII 5:1ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
4
BILOWGII 5:2
wuxuu abuuray iyagoo lab iyo dhaddig ah; wuuna barakeeyey iyagii, magacoodiina wuxuu u bixiyey Aadan maalintii iyagii la abuuray.
BILOWGII 5:2ਪੜਚੋਲ ਕਰੋ
Home
ਬਾਈਬਲ
Plans
ਵੀਡੀਓ