1
BILOWGII 9:12-13
Kitaabka Quduuska Ah
Oo Ilaah wuxuu yidhi, Waa tan calaamadii axdiga aan idinla dhiganayo idinka iyo uun kasta oo nool oo idinla jooga, tan iyo qarni kasta. Waxaan qaansadayda ku dhex dhigay daruurta, waxayna noqon doontaa calaamadii axdiga dhex yaal aniga iyo dhulka.
तुलना करा
एक्सप्लोर करा BILOWGII 9:12-13
2
BILOWGII 9:16
Qaansaduna waxay ku dhex jiri doontaa daruurta; anna waan fiirin doonaa iyada, inaan xusuusto axdiga weligiis dhex yaal Ilaah iyo uun kasta oo nool oo jidh kasta leh oo dhulka jooga.
एक्सप्लोर करा BILOWGII 9:16
3
BILOWGII 9:6
Ku kasta oo nin dhiiggiis daadiya, nin baa isna dhiiggiisa daadin doona: waayo, Ilaah araggiisuu ka sameeyey ninka.
एक्सप्लोर करा BILOWGII 9:6
4
BILOWGII 9:1
Oo Ilaah waa barakeeyey Nuux iyo wiilashiisii, oo wuxuu ku yidhi, Wax badan dhala, oo tarma, oo dhulka ka buuxsama.
एक्सप्लोर करा BILOWGII 9:1
5
BILOWGII 9:3
Wax kasta oo dhaqdhaqaaqa oo noolu cuntay idiin noqon doonaan; sidii aan geedaha cagaarka ah idiin siiyey ayaan kulli idiin siiyey.
एक्सप्लोर करा BILOWGII 9:3
6
BILOWGII 9:2
Cabsidiinna iyo baqdintiinnu way la jiri doonaan dugaag kasta, iyo haad kasta oo hawada, iyo waxa dhulka gurguurta oo dhan, iyo kalluunka badda oo dhan, gacmihiinna baa laydiin geliyey iyaga.
एक्सप्लोर करा BILOWGII 9:2
7
BILOWGII 9:7
Idinku wax badan dhala, oo tarma; aad iyo aadna ugu farcama dhulka, kuna tarma dhexdiisa.
एक्सप्लोर करा BILOWGII 9:7
मुख्य
बायबल
योजना
व्हिडिओ