Luukos 7:47-48

Luukos 7:47-48 EI

Marka waxaan ku leeyahay, dembiyaasheeda badan waa laga cafiyay, waayo jaceyl weyn ayey i tustay. Laakiin qofka wax yar laga cafiyay wuxuu jeclaadaa in yar.” Ciise naagtii ayuu ku yiri, “Dembiyadaadu wey cafisan yihiin.”

Luukos 7 ಓದಿ

Verse Image for Luukos 7:47-48

Luukos 7:47-48 - Marka waxaan ku leeyahay, dembiyaasheeda badan waa laga cafiyay, waayo jaceyl weyn ayey i tustay. Laakiin qofka wax yar laga cafiyay wuxuu jeclaadaa in yar.”
Ciise naagtii ayuu ku yiri, “Dembiyadaadu wey cafisan yihiin.”