1
Yooxanaa 20:21-22
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Haddana Ciise wuxuu ku yiri, “Nabad ha idin la jirto! Sida Aabuhu aniga isoo diray ayaan aniguna idiin dirayaa.” Markii uu waxyaalahan yiri kadib ayuu ku neefsaday oo iyaga ku yiri, “Aqbala Ruuxa Quduuska ah.
ತಾಳೆಮಾಡಿ
Yooxanaa 20:21-22 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ
2
Yooxanaa 20:29
Kadibna Ciise wuxuu ku yiri Toomas, “Inaad i aragtay darteed ayaad igu aamintay, laakiin waxaa barakeysan kuwa aan i arkin oo i aaminay.”
Yooxanaa 20:29 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ
3
Yooxanaa 20:27-28
Kadibna wuxuu Toomas ku yiri, “Fartaada halkan ku taabo, bal fiiri gacanteyda. Gacantaadana keen ee dhinaceyga taabo. Shakiga iska daa oo aamin.” Markaas ayaa Toomas Ciise ku yiri, “Rabbigeyga iyo Illaaheygow!”
Yooxanaa 20:27-28 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ
ಮುಖಪುಟ
ಬೈಬಲ್
ಯೋಜನೆಗಳು
ವೀಡಿಯೊಗಳು