1
Luukos 12:40
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Sidaa darteed idinkuna waa inaad diyaar noqotaan, waayo Wiilka Aadanahu wuxuu imaan doonaa waqti aadan filaneynin.”
ប្រៀបធៀប
រុករក Luukos 12:40
2
Luukos 12:31
Laakiin marka hore raadiya boqortooyadiisa kadibna waxyaalahan oo dhan waa la idin siin doonaa.
រុករក Luukos 12:31
3
Luukos 12:15
Kadibna Ciise wuxuu dadkii badnaa ku yiri, “Ha hunguri weynaanina! Waayo noloshu kuma xirna hantida badan ee aad leedahay.”
រុករក Luukos 12:15
4
Luukos 12:34
Waayo meesha ey hantidaadu jirto ayuu qalbigaagu jiri doonaa.
រុករក Luukos 12:34
5
Luukos 12:25
Yaa idin ka mid ah oo welwel dartiis maalmaha noloshiisa saacad ku dari kara?
រុករក Luukos 12:25
6
Luukos 12:22
Ciise wuxuu xertiisa ku yiri, “Sidaas darteed ha ka welwelina noloshiina, waxaad cuntaan, ama jirkiina waxaad gashan doontaan.
រុករក Luukos 12:22
7
Luukos 12:7
Xitaa timaha madaxaaga ku yaala wey tirsan yihiin. Sidaa darteed ha cabsanina, waayo waad ka qiimo badan tihiin shimbirro badan.
រុករក Luukos 12:7
8
Luukos 12:32
“Xerteydiyeey ha cabsanina, waayo Aabihiin wuxuu raali ka yahay inuu idin siiyo Boqortooyada.
រុករក Luukos 12:32
9
Luukos 12:24
Bal fiiriya tukayaasha, waxna ma beertaan mana gooystaan, mana laha meel ey cunto ku urursadaan ama maqsin, laakiin Illaahey wuu quudiyaa. Idinkuna miyeydaan ka qiimo badneyn shimbirraha!
រុករក Luukos 12:24
10
Luukos 12:29
Mar walbana ha ka welwelina inaad haysataan cunto ama cabitaan idin ku filan.
រុករក Luukos 12:29
11
Luukos 12:28
Haddaba haddii uu Illaahey sidaas ugu labiso caws duureedka, kaasoo maanta baxaya berrina dabka lagu tuurayo, sidaas si ka badan miyuunan idin ku labisi doonin kuwiinan iimaanka yarow!
រុករក Luukos 12:28
12
Luukos 12:2
Wax walboo qarsoon banaanka ayaa la soo dhigi doonaa, sir walbana waa la ogaan doonaa.
រុករក Luukos 12:2
ទំព័រដើម
ព្រះគម្ពីរ
គម្រោងអាន
វីដេអូ