ឡូហ្គូ YouVersion
ព្រះគម្ពីរគម្រោងអានវីដេអូ
ទាញយកកម្មវិធី
ជម្រើសភាសា
អាយខន ស្វែង​រក

ខគម្ពីរពេញនិយមពី Yooxanaa 9

1

Yooxanaa 9:4

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Intey weli maalin tahay waa inaan sameyno shaqada kan isoo diray. Habeen ayaa soo socdaa, waqti uusan qofna shaqeyn karin.

ប្រៀបធៀប

រុករក Yooxanaa 9:4

2

Yooxanaa 9:5

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Intaan weli aduunka joogo waxaan ahay iftiinkii aduunka.”

ប្រៀបធៀប

រុករក Yooxanaa 9:5

3

Yooxanaa 9:2-3

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markaas ayaa xertii Ciise weydiiyeen, “Macalinow, ninkan muxuu indhoole u yahay? Ma isaga ayaa dembaabay mise waalidkiis?” Markaas ayuu Ciise ku yiri, “Maya ninkan iyo waalidkiisba midna dembi ma galin, laakiin tani waxey u dhacday in shaqada Illaahey isaga lagu muujiyo.

ប្រៀបធៀប

រុករក Yooxanaa 9:2-3

4

Yooxanaa 9:39

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise ayaa yiri, “Waxaan u imid inaan xukumo dadka dunidan, si ey indhoolayaashu u arkaan oo kuwa indha lehna u noqdaan indhoole.”

ប្រៀបធៀប

រុករក Yooxanaa 9:39

គម្រោង​អាន​និង​អត្ថបទស្មឹងស្មាធិ៍ជាមួយ​ព្រះ ​​ដោយ​ឥត​គិត​ថ្លៃ​ ដែល​ទាក់​ទង​ទៅ​នឹង Yooxanaa 9

ជំពូកមុន
ជំពូកបន្ទាប់
YouVersion

ទទួលការលើកទឹកចិត្តនិងជំរុញឱ្យអ្នកស្វែងរកភាពស្និទ្ធស្នាលជាមួយនឹងព្រះជាម្ចាស់ជាប្រចាំថ្ងៃ។

ព័ន្ធកិច្ច

អំពី

អាជីព

អ្នកស្ម័គ្រចិត្ត

ប្លុកសារ

ដំណឹង

តំណមានប្រយោជន៍

ជំនួយ

បរិច្ចាគ

ជំនាន់​ព្រះ​គម្ពីរ

ព្រះគម្ពីរជាសំឡេង

ភាសា​ព្រះ​គម្ពីរ

ខគម្ពីរ​សម្រាប់​ថ្ងៃ​នេះ


ព័ន្ធកិច្ចបែបឌីជីថលរបស់

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

គោលការណ៍ច្បាប់ឯកជនលក្ខខណ្ឌ
កម្មវិធីបង្ហាញពីភាពងាយរងគ្រោះ
ហ្វេសប៊ុកTwitterអ៊ីនស្ដាក្រាមយូធូបPinterest

គេហ៍

ព្រះគម្ពីរ

គម្រោងអាន

វីដេអូ