YouVersionロゴ
聖書読書プランビデオ
アプリを入手
言語選択
検索アイコン

Matayos 4の有名な聖句

1

Matayos 4:4

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise ayaa u jawaabay oo ku yiri, “Wey qoran tahay, ‘Binu aadanku waa in uusan kibis kaliya ku noolaanin, laakiin erey walboo Illaahey afkiisa kasoo baxa.’ ”

比較

Matayos 4:4で検索

2

Matayos 4:10

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise ayaa ugu jawaabay oo ku yiri, “Iga fogow, Shaydaan yahow! Waayo wey qoran tahay, ‘Waa inaad caabudid Rabbiga Illaahaaga ah oo aadna kaligiis u adeegtid.’ ”

比較

Matayos 4:10で検索

3

Matayos 4:7

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise ayaa ugu jawaabay, “Sidoo kale wey qorantahay, ‘Ha jarribin Rabbiga Illaahaaga ah.’ ”

比較

Matayos 4:7で検索

4

Matayos 4:1-2

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ruuxa Quduuska ah ayaa Ciise u hogaamiyay cidlada si ibliisku u jarribo. Kadib markii uu soomanaa afartan maalmood iyo afartan habeen ayuu aad u gaajooday.

比較

Matayos 4:1-2で検索

5

Matayos 4:19-20

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise ayaa ku yiri, “Kaalaya oo isoo raaca, waxaan idin ka dhigi doonaa kuwa dadka jillaabta.” Isla markiiba intey shabaagyadoodi ka tageen ayey Ciise raaceen.

比較

Matayos 4:19-20で検索

6

Matayos 4:17

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Haddaba Ciise wuxuu bilaabay inuu wacdiyo, isaga oo leh, “Toobadkeena, waayo boqortooyada jannada wey soo dhawaatay.”

比較

Matayos 4:17で検索

無料の読書プランとMatayos 4に関係したデボーション

前章
次章
YouVersion

日々、神との親しい交わりを求めるために、あなたを励まし、勇気を与えます。

ミニストリー

概要

キャリア

ボランティア

ブログ

プレス

便利なリンク集

ヘルプ

寄付

聖書の訳

オーディオ聖書

聖書の言語

今日の聖句


デジタルミニストリー

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

プライバシー規約利用規約
脆弱性の開示
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest

ホーム

聖書

読書プラン

ビデオ