1
Marko 3:35
Marko 1915, Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)
SOM
Sababti ghof walba osubiya amarki Ilahey, asaga walalkey ah owalashey ah ohabartey ah.
比較
Marko 3:35で検索
2
Marko 3:28-29
Amin waẖan idinleyahay: Dembi godha wa lagaa̱fin dadka, iyo a̱y dodha, waẖay kuhadlan oḋan; ilowse ninki a̱yo Nafta Ghudus ah, la ma a̱finayo tan iyo weligis, ilowse waẖa luguleyahay ẖukunki weligis, sababti waẖay ḋehen
Marko 3:28-29で検索
3
Marko 3:24-25
Iyo suldanima hadey isfidmeyso, suldanima das ma jogi karto. Iyo guri hadu isfidmeyo, guri gas ma ḋisnan karo.
Marko 3:24-25で検索
4
Marko 3:11
Jiniyalkana gortey arken asaga, hortisa bey kukufen, way ghayliyen, waẖay kuhadlen: Adiga Wilki Ilahey batahay.
Marko 3:11で検索
ホーム
聖書
読書プラン
ビデオ