1
FALIMAHA RASUULLADA 3:19
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Haddaba toobad keena oo soo noqda, si dembiyadiinna loo tirtiro, si ay wakhtiyo qabowjis lihii uga yimaadaan Rabbiga hortiisa
Összehasonlít
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 3:19
2
FALIMAHA RASUULLADA 3:6
Laakiin Butros baa ku yidhi, Lacag iyo dahab midna ma haysto, laakiin waxaan haystaan ku siinayaa. Magaca Ciise Masiix, kii reer Naasared, ku soco.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 3:6
3
FALIMAHA RASUULLADA 3:7-8
Markaasuu intuu gacanta midigtaa ku dhegay ayuu sara kiciyey; oo markiiba cagihiisii iyo anqowyadiisiiba waa xoogaysteen. Intuu kor u booday ayuu istaagay oo socod bilaabay; markaasuu iyaga macbudkii la galay, isagoo socda oo boodboodaya oo Ilaah ammaanaya.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 3:7-8
4
FALIMAHA RASUULLADA 3:16
Magiciisa ayaa xoogsiiyey kan aad arkaysaan oo garanaysaan, rumaysadka uu magiciisa ku rumaystay aawadiis. Rumaysadka uu ku rumaystay isaga ayaa ninkan idinka oo dhan hortiinna ku siiyey caafimaadkan.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 3:16
Kezdőoldal
Biblia
Olvasótervek
Videók