1
FALIMAHA RASUULLADA 10:34-35
KITAABKA QUDUUSKA AH
Markaasaa Butros afkiisa kala qaaday oo wuxuu yidhi, Runtii waxaan garanayaa Ilaah inuusan dadka u kala eexan: laakiin kii kastoo Ilaah ka cabsada, xaqnimadana sameeya, quruun kastaba ha ku jiree, Ilaah waa aqbalaa.
Összehasonlít
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 10:34-35
2
FALIMAHA RASUULLADA 10:43
Isaga nebiyada oo dhan ayaa u markhaati fura in mid kastoo isaga rumaystaa uu magiciisa ku helo dembidhaafka.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 10:43
Kezdőoldal
Biblia
Tervek
Videók